Dowlada Itoobiya oo Warshad yaab leh ka furtay Magaalada Addis ababa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Itoobiya ayaa xarigga ka jaray warshad cusub oo koronto, taas oo wasakhda u badali doonta tamar. Waxaa la rumaysan yahay in warshaddaasi ay tahay middii koobaad ee nooceeda ah ee Afrika laga hirgaliyo. Warshadan ayaa ku agtaalla goob bannaan oo lagu daadiyo qashinka magaalada Addis Ababa, halkaas oo dhul go’ay uu sannadkii hore ku … Continue reading Dowlada Itoobiya oo Warshad yaab leh ka furtay Magaalada Addis ababa (Daawo Sawirro)